Xikmadda maanta iyo ALLSANAAG

Haddii aad aragtaan Cabdisamad Galan oo ka soo dhex muuqday golha wasiirada Puntland ee dhowaan la sugayo in  lagu dhawaaqo, waxaad ogaataan madaxweynaha soo socda ee Puntland waa Isaga. Cabdisamad Galan.  Sababtoo ah nin kasta oo ka soo jeeda Beeshiisa oo horay dagaal  uga riday degaanada  Puntland dadnaku laayey , markii danbe wuxuu madaxweyne  ka noqday Puntland . … Continue reading Xikmadda maanta iyo ALLSANAAG