Xasuuqii Suqure ee gobolka Bari

Waa maxay sababta inta Dhalinyarada loo diray aan loogu darin Miino baarayaal. Sawirka kore waa Allah ha u naxariistee Xuseen Mohamed Ali oo ka mid ahaa dhalinyaradii la xasuuqay Dhalinyaradii maanta lagu xasuuqay degaanada Sugure ee gobolka Bari, waxa jira arimo badan oo u baahan inay ka jawaabaan Taliyaha Qaybta ee Galgala G/sare Aadan Cabdi Xaashi Iyo Taliyaha Ururka … Continue reading Xasuuqii Suqure ee gobolka Bari