29th March 2024  admin  Category :

Ciidanka Puntland oo shalay riixay ciidanka SNMta iyo marabidooda ayaa warbixintii ugu danbeeysay waxeey sheegeeysa in ciidanka Puntland ay ku suganyihiin aagii ay shalay kall wareegeen ciidankii kalle ee ka yimid Hargeeysa.

Hadaba, maamulka Puntland ayaa sheegay ineey soo bandhigi doonaan ciidankii iyo gawaaridii laga qabsaday shinaca SNMta.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*