29th March 2024  admin  Category :

Degmada Xingalool waxaa laga soo waramayaa xaalada caafimaad darro oo dad badan u dhinteen waxaa dhakhaatirtu aaminsantahay in xanuunka loo dhimanayaa yahay Xirka saddexaad ee Covid 19.

Cabdirisaaq Cabdullaahi Yuusuf Agaasimaha Cusbataalka Xingalool ayaa u warramay weriyaha Daljir

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*