18th April 2024  admin  Category :

SNMta oo ah dad hadafkooda uu yahay in dadka dhulkooda ay boobaan ayaa waxaa jira dad u fududeenaya in dadkooda la gumeesto. Hadaba, Cali Khaliif ayaa dadka ku aqrinaya in Isaaq ay yihiin dad wanaagsan oo ay haboon tahay in wax lala wadaago. Nin duulaan intuu soo qaaday xoog ku qabsaday dhulkaagii, sidee ayaa wada hadal ulla gelli kartaa iyagoon dhulkaagii kaaga kicin?

https://youtu.be/MhgkdHAztO4

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*