18th April 2024  admin  Category :

Khadjijo Diiriye oo weli xoog ku haysata Gurigii ay bililiqaysatay, sugaysana inay caruurteedu ka dhaxlaan iyada oo ku gabanaysa magaca Dawladda Soomaaliya

Khadiijo Maxamed Diiriye, oo markii madaxweyne Farmaajo ogaaday inay degan tahay Guri bililiqo ah u bedelay wasiirka gargaarka iyo maareynta masiibooyinka. Masiibo ka weyni ma jirto Xatooyo Agoomeed

https://allsanaag.com/wasiirad-guri-dhacday/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*