21st October 2017  admin  Category :

Daawo Khudbad Qiiro Wadaniyadeed Leh oo Wasiir Ku Xigeen Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane.C/salaan Bashiir C/salaan uu ka Jeediyay Xarunta Jaamacadda Bariga Africa halkaasi oo lagu wareejinayay Sadex Milyan Iyo shan boqol oo Kun oo Doolarka Mareykanka ah oo Madaxweynaha Puntland Ugu Deeqay Dhismaha Wadada Ceeldaahir ilaa Ceergaabo Iyo weliba Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Garowe.

Halkan Hoose ka Daawo Khudbadii Wasiirku xigeenka Maaliyada Puntland.

One thought on “Wasiir ku Xigeenka Maaliyada Puntland oo Ka Warbixiyey Lacagta ay Dawladu ugu Deeqday Mashaariicda Kala Ah Jidka Ceeldaahir iyo Garoonka Diyaaradaha ee Garoowe

  1. Mohamed Warsame farah

    Ascw Bulaho waxaa waxlagu farxo in madaxweynaha dawlada puntalnd ugu deeqay lacag o kala duwan madaarka Garowe iyo wadada ceeldahir..
    lakiin waa in suaashan laga jawaabo. taas oo ah lacagta ma cabdiweli gas baa iskalhaa isalmarkaasna ugu deeqoay puntland mase
    waa mideey iska leedhahay umadda reer puntalnd. waa i in la sheego lacagtu meesha eey ka timi. iislamarkaasna waxaa la sheegayaa
    in lacagtu ka timi dalka imaraadka carabta taas oo horedhac u ah heshiiskii dekeda boosaso . waxaa kale oo la sheegayaa in lacaga dhan toban miliyan oo dollar baa lagu shubay
    konto cabdiweli gas ku leeyhay dubi. maamulku waa inuu u cadeeyo umadda reer puntand lacagtan meesh laga helay.waaxaan rabaa war cad mamulku noo sheego.
    suitgaashan

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*