28th March 2024  admin  Category :

Waayo aragnimo  amniga ah ayuu leeyahay  , wuxuuna dhashay 1998

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni, oo horay beeshiisa ugu magcabaay wasiirka wasaaradaha  maaliyadda, amniga, qorshaynta, shidaalka, Khayraadka badda  iyo arimaha Gudaha ayaa maanta isaga oo ka sheekeenaya taariikhdooda ayuu wasiir ku xigeenkiisa amniga wuxuu ka yiri sidan ” Wasiir ku xigeenka Amniga Puntland Wuxu Leeyahay Waayo Aragnimo ku filan Oo Amniga ku Saabsan 1998-dii Ayuuna Dhashay.

Warning: Attempt to read property "comment_ID" on null in /customers/6/5/a/allsanaag.com/httpd.www/wp-includes/comment-template.php on line 677 Warning: Attempt to read property "user_id" on null in /customers/6/5/a/allsanaag.com/httpd.www/wp-includes/comment-template.php on line 28 Warning: Attempt to read property "comment_ID" on null in /customers/6/5/a/allsanaag.com/httpd.www/wp-includes/comment-template.php on line 48 Leave a Reply to Anonymous Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*