16th July 2019  admin  Category :

Wasiir Gebiley,”Waxaan Talyaaniga Kala Hadlayaa Dhammaystirka Mashaariicdii uu Wadey”.

Wasiirka wasaradda duulista hawada iyo garoomada dowladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor (Gebiley) ayaa maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha General Maxamed Abshir ee maagaalada Garoowe isagoona ku sii jeeda dalka Talyaaniga.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*