18th December 2017  admin  Category :

Xildhibaan ka soo hor jeestay Mooshinka ay wadaan Xildhibaanada ka soo kala  jeeda beelaha leelkase, Carab saalax iyo Gaaljecel ee Balaarinta dekedda Boosaaso e gobolka Bari

Xildhibaan Daahir Maxamuud Muuse oo ka mid ah Xildhibaanada laga soo doorta Puntland ayaa si wayn uga soo horjeestay Mooshinka ay Xildhibaano ka gudbiyeen inay hor istaagaan ama ay uga horjeedaan Mashaariicda Horumarineed ee ay Imaaraadka ka wado Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*