28th March 2024  admin  Category :

Waraysigan ay Musharax Madaxweyne Xildhibaan  Marwo Foosiyo Yusuf Xaaji Adan siisay Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan,waxay kaga warantay Sababaha iyo Dhibaatooyinka u muuqday ee ka jira Somaliya una baahan in haddaii ay ku guuleysato ay diyaar u tahay sidii ay wax uga qabato arimahaasi.Sidoo kale waxay ka warantay khayraadka kala duwan ee ilaahay Dalka Somaliya ku manaystay ee ay ka gaajoonayso,

Sidoo kale Musharax madaxweyne marwo Foosiyo X Yusuf Adan ka warantay dhibaatooyin hortaagan in Somaliya laga qabto  doorasho ay ku soo baxaan hogaamiyayaal wanaagsan oo dalka ka saari kara dhibaatooyinkan ku habsadey—-

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*