29th March 2024  admin  Category :

“Anigu waa diiday in Oday la yiraahdaa Daarood uu jiray ” sidaa waxa laga sheegay Talafishanka Qaranka Soomaaliyeed ee xaruntiisu tahay Muqdisho, uuna madaxda ka yahay Maareeye oo ka soo jeeda beesha Habar jeclo ee Isaaq

Waa dacaayad been abuur ah oo la faafinayo in Sheekh Daarood uu ku aasan yahay degmada Saylac ee gobolka waqooyi galbeed , oo ay beesha Daarood aaminsan yihiin in baddu dib u laabato xiiliga lagu guda jiro siyaarada Qabriga Daarood.

Ninkan aan maskixiyan aan deganayn ee warbaahinta Qaranku isticmaalayaan ayaa sheegay inuu tegay qabriga Daarood, hase ahaatee uuna halkaas Qabri ku ool

Talafishanka Ku hadla magaca umadda Soomaaliyeed waxay ahayd inay qabtaan ninkan maskax ahaan sida muuqata aan deganayn ama saxaan oo u sheegaan in Allah ha u naxariistee Sheekh Daarood uu ku aasan yahay degaanka Hayland, degmada Badhan ee gobolka Sanaag, oo badda ugu dhowi ay tahay badda Cas oo sodon km waqooyi ka xigta. Taas waxa ka sii daran Weriyihii iyo kooxdii fadhiday golaha waxay ugu jiibiyeen qosol ahaan in Daaroodkan dhowr milyan qof ku abtirsadaan uu yahay waxaan jirin

Daawo laga bilaabo daqiiqadda 6:48

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*