Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

hqdefault (1)

29th April 2017  admin  

DEPERANI SHOW DOOD KU SAABSAN FEDERAALISIMKA …

galmudug-wasiro

29th April 2017  admin  

Maamulada Hirshabeelle iyo  Galmudug ma hayaan jidkii federaalka iyo nidaam dawladeed lagu gaari lahaa. Wasaaradda Arimaha Gudaha ayaa soo saartay War Murtiyeed Ku saabsan Wada hadalada Maamulka Galmudug iyo kan Ahlusunna , War murtiyeedka oo dhamees tiran Hoos ka Aqriso:…

1-113

29th April 2017  admin  

Daawo siyaasiyiinta Koonfurta Soomaaliya macno darada ay ka doodayaan halka umaddii ay magacooda ku joogeen baarlamaanka  Soomaaliya  ay haraad iyo gaajo ugu dhimanayaan wadooyinka . Daawo hooyo Soomaaliyeed oo todoba caruur ah oo ay dhashay mid mid u aastay iyada …

Farmajo-erdogan4

29th April 2017  admin  

Daawo muuqaalka soo dhowayntii madaxweyne Farmajo ee dalka Turkiga Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa galabta ku kulmay Qasriga Madaxtooyada ee ku yaalla magaalada Ankara. Madaxweyne Erdogan ayaa si laab furan ah u soo …