12th December 2018  admin  Category :

Daawo Wajigii 2aad ee Madasha Guddiyada Dastuurka Madaxabanan ee DFS & Dowlad Gobleedyada oo ka furmay Garowe

Wajigii 2aad ee Madasha Guddiyada Dastuurka Madaxabanan ee DFS & Dowlad Gobleedyada oo ka furmay Garowe, wuxuuna socondoonaa mudo sadex cisho ah iyadoo looga hadlayo 5 cutub ee ugu horeeya Dastuurka Soomaaliya.

Gudoomiyaha Barlaamanka DPL ayaa si rasmi ah u daahfey shirka dib u eegista dastuurka dalka somaaliya ,waxaana ka qayb galey gudiyada dastuurka dowllada Federaalka, kuwa maamul goboleedyada iyo gudiga dastuurka ee madaxa banaan

SlÄet op af Warbaahinta Dawladda Puntland PLTV i Tirsdag den 9. oktober 2018

82

82a

82a1

82a2

82a3

82a4

82a5

82a6

82a7

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*