23rd July 2018  admin  Category :

Daawo Bulshada beesha Isaaq oo ku faraxsan wada hadalka ay la gelayaan Muqdisho iyo Bulshada gobolka Sanaag oo u dabaal degaya sanadguurada madaxweynaha Soomaaliya, Yaa wada hadlaya, Maxaase laga wada hadlayaa?

Waa Xafladii 8 Feb ee sanad guuradii Madaxwayne Farmaajo oo lagu qabtay Magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag Xaflada Waxaa joogay Masuuliyeen heer Federal iyo heer gobolba oo uu ugu horeeyo Agaasimaha Laanta socdaalka Dowlada Faderalka ah Gobolka Sanaag Cabdiraxman Khalif Faarax reer Xingalool Video giinii lama hayo

Opslået af Seid Black på 9. februar 2018

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*