22nd February 2019  admin  Category :

Ma markii ugu horaysaa ee Diyaaradda Ethiopian Airways ay soo caga dhigato degaano ka mid ah Soomaaliya.

Marka madaxda Koonfurta Soomaaliya ay leeyihiin ” waa  markii ugu horreysay muddo 41 sano ah  Diyaarad Rakaab ah oo ay leedahay Shirkadda Diyaaradaha ee Ethiopian Airways ay timaado Soomaaliya.  Hargaysa Soomaaliya kama mid aha miyaa mise waxay u aqoonsadeen in Hargaysa tahay caasimad dal kale

Hargaysa Somaliya looma aqoonsana miyaa?Maxaa wax muhiim ah oo tixgali gaar ah wadata ka dhigay Muqdisho.41-sano kadib markii ugu horaysay oo diyaarada Itoobiya timaado dalka war meel waayay.Diyaarada itoobiya sanado badan ayya si toos ah u imaanaysay hargaysa.Jibril Qoobey.

Slået op af Jibril Heres i Fredag den 9. november 2018

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*