29th March 2024  admin  Category :

Ururka Sanaag, Sool, iyo Bari oo sheegay in sanaadiiq SNM ah aan la keeni karin Maakhir

Ururka Sanaag,  Sool iyo Bari SSB,  ayaa kulan ay isugu yimaadeen ku   balan qaaday in Doorasho la mid ah Tan Kurdiyaantu ku doonayaan inay  helaan dal ka madax banaan Ciraaq ayna  ka dhici doonin  gobolka Sanaag,  Hadaadan horay u taageerin  ururka SSB ee  raadinaya midnimada Soomaaliya iyo in argagixisda arxan laawayaasha ah  laga saaro Buuraha Calmadow. Taageer hadda si bisha kow iyo tobnaad ee sanadkan aynu ku jirno  bulshada caalamka iyo Soomaali dhexdeeda loogu fashiliyo maamulka SNM ee beelaha Isaaq ku doonayaan dal la mid ah kan Kurdiyaanku ka doonayaan Ciraaq inay ka helaan geeska Afrika

ALLSANAAG.COM

Warning: Attempt to read property "comment_ID" on null in /customers/6/5/a/allsanaag.com/httpd.www/wp-includes/comment-template.php on line 677 Warning: Attempt to read property "user_id" on null in /customers/6/5/a/allsanaag.com/httpd.www/wp-includes/comment-template.php on line 28 Warning: Attempt to read property "comment_ID" on null in /customers/6/5/a/allsanaag.com/httpd.www/wp-includes/comment-template.php on line 48 Leave a Reply to Anonymous Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*