16th April 2024  admin  Category :

Shacabka: Madaxweeyne qarax iyo amni darro ayaa na heeysata ee maxaad xal u heeysaa?

Madaxweeyne Hassan: Doorashadaa! Doorashada cid aan anniga aheen ma ku soo baxeedo.

Shacabka: Doorasho kuma weeydiin ee qarax iyo amni darro ayaan kaalla hadleeynaa.

Madaxeeyne Xassan: Doorashada amnigeeda AMISOM aa illaalineeyso maxaa ka macna ah.

Shacabka: War ninyahoow xaggee lagaa soo xawilley?

Madaxeeyne Xassan: Ciddii dhaqaalo doorashadeeda ku taageereeysa xawillaadaheey lacagta iigu soo haggaajin karaan ma iyadaa dhib leh.

Shacabka: Isagoo dhan maskaxdiisa waxeey ku maqantahay siduu doorashada u musuqmaasuqi lahaa iyo siduu ku soo noqon lahaa, weliba isagoo 4 sanno dadka ka qasaariyey. Wixii amni iyo dal kaala hadlaa kaa gardarran.

20 QOF AYAA DHIMATAY, 40NA WEEY KU DHAAWACMEEN QARAXII MAANTA CID DANBE OO ISWEEYDIINEEYSAA MA JIRTO, BERRITANA MID KALLE AYAA DHICI DOONA, SIDAAS AYEEYNA KU SOCONEEYSAA.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*