28th March 2024  admin  Category :

TOOS u daawo Shirka Maalgashiga Dowladda Puntland (Puntland Investment Forum)

Shirka Maalgashiga Puntland ayaa goordhow ka furmaya caasimadda Puntland ee Garoowe, waxaa ka qayb-gelaya Maalgashadayaal caalami ah, Ganacsato Soomaaliyeed, siyaasiyiin, Hay’addo caalami ah iyo masuuliyiin kale.

Shirka ayaa waxaa ku furay Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, waxaana ka qayb-gelay Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Guddoomiye Ku-xigeenka Kowaad iyo Labaad ee Golaha Wakiilada Puntland iyo masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*