28th March 2024  admin  Category :

Anagaa horumar idin gaarsiineena, anagaa wadooyin, ceelal biyood, iskuulo iyo cisbitaalo idiin sameeneyna. Hadalladaas dhamaantood waa kuwo ka soo yeera siyaasiyiinta iyo oday dhaqameedyada maamulka Hargeeysa. Bal nin dhulkiisa uu sidan u dayacan yahay, yuu horrumar gaarsiin karaa? Soomalida waxeey tiraahdaa, “Tiisa daryeele ayaa mid kallena ku dara.”

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*