18th April 2024  admin  Category :

Bahda  Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan qoyskii,  eheladii, Asxaabtii   iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Marxuum Abti Xasan Warsame Xagar (Cakaaro)aduur) oo maanta ku geeriyooday magaalada Boorame ee gobolka Awdal

Marxuum Xasan Warsame Xagar (Cakaaro) , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana   midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii UU  ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

ALLSANAAG.COM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*