4th July 2020  admin  Category :

Masuuliyiinta ugu saraysa wasaaradda deegaanka Dawladda Puntland iyo qaar ka mid ah howlwadeenada wasaaradda ayaa ka tacsiyeeyey geerida ku timid AUN wasiirkii wasaaradda deegaanka Puntland Ismaaciil diiriye Gamaadiid

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*