22nd April 2018  admin  Category :

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعون

Bahda Allsanaag waxay  tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii, eheladdii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Nabadoon Bilaal Kheyre Yuusuf   oo caawa ku geeriyooday magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Waxaan Allah uga baryeynaa inuu naxariistii Jano ka waraabiyo Marxuumka, Eheladdi iyo Qaraabadii uu ka tegayna Samir iyo Iimaan  uuka siiyo Aamiin Aamiin.

Sidoo kale Bahda Allsanaag, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan  qoyskii,  eheladii,  Caruurtii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay Allah ha u naxariistee Farhiyo Siciid Cabdule  oo maanta ku geeriyootay magaalada Boorame ee gobolka Awdal

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*