16th April 2024  admin  Category :

Inna lillahi wa inna ilayhi raji’un إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعون

Bahda ALLSANAAG, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyska Ilama Cumar Cashuur oo caawa hooyadood Allah ha u naxariistee Weris Cali Shire ay  ku geeriyootay degmada Badhan ee gobolka Sanaag. Waxaanu Marxuumadda Allah uga baryayanaa inuu Janaddii Fardowsa ka waraabiyo, Qaraabadii iyo ehelkiina ay ka tagtayna samir iyo iimaan uu ka siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*