16th April 2024  admin  Category :

Bahda ALLSANAAG waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan Qoyskii,  eheladii,  Asxaabtii iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Daahir Shire Xuseen (Daahir Gaab) oo ku geeriyoodey dalka Canada.

Marxuum  Daahir Shire   , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana   midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii UU  ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

Allsanaag.com, news@allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*