18th April 2021  admin  Category :

Allah ha u naxariistee waxa Canada ku geeriyooday Dr. Cabdulaahui Aadan Gaas, Agaasimihii hore ee Cisbitaalka Ciidanka Xoogga dalka soomaaliyeed , ahaana Gashaanle sare oo ka tirsanaa Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed

Bahda  Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan umadda Soomaaliyeed, Sarakiishii hore, Dhakhaartiirtii hore, qoyskii,  eheladii,   iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  DR. Cabdulaahi Adan Gaas oo horay u ahaa Agaasimihii hore ee Cisbitaalka Martiini.

Allah ha u naxariistee Dr. Cabdulaahi ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Ottowa ee gobolkla Ontario ee dalka Canada

Marxuum, Gaashanle sare Cabdulaahi Aadan Gaas waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana   midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii uu  ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

ALLSANAAG.COM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*