29th March 2024  admin  Category :

 

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعون

Bahda  Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ,  Qoyskii,  Eheladii,  Caruurtii iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Axmed Cali Axmed Cali Awaare( Bidde)

Marxuum Axmed Cali Axmed Cali Awaare   , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana   midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii UU  ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*