4th July 2020  admin  Category :

Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud Cali Shire, ayaa soo gaaray Degmada Taleex Oo Maanta lagu soo Afmeeray Nadeyntii Beelaha Walaalaha ah Ee Nuur Axmed. Suldaanka Oo kasoo kicitamay Saaka Degmada Badhan ee dobolka Sanaag ayaa soo gaaray Madasha isagoo Maanta Madasha u yimi siduu u Taageeri lahaa Dib u Hishiisintii Taleex ka dhacday.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*