16th April 2024  admin  Category :

“Geela Hashiisii Durdurdurineesa, aarankiisa maxaad mooddaa” waa dal dhan oo qofkasta kaliya ka fakarayo calooshiisa.
Suldaanka guud ee beesha Warsangali Suldaan Siciid Cabdisalaan, waa suldaanka leh saxiixa xildhibaanada beesha Warsangali ee Puntland, waana suldaanka leh saxiixa xildhibaanada beesha warsangali ee Dawladda Federaalka.
Halkaan ka eeg xildhibaanada Puntland iyo suldaan Siciid Cabdisalaan oo leh saxiixa ugu danbeeya.

Suldaan Siciid Cabdisalaan ayaa isa sii taaga Garoowe xiliyada doorashada xildhibaanada iyo Madaxwaynaha.
Hadana Suldaan Siciid Cabdisalaan ayaa dhanka kale xiliyada ay doorashadu ka jirto Somaliland kamida salaadiinta ugu firfircoon Somaliland.

Waxaana aad arkaysaa in uu suldaankii meelkasta lacagtii ka gurayo, Somaliland, Puntland, Dawladda Federaalka.

Puntlandobserver

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*