28th March 2024  admin  Category :

Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo Tacsi U Diray Shacab-ka iyo Dowlada Kuwait.

Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo Tacsi U Diray Shacab-ka iyo Dowlada Kuwait.Suldaanka Guud ee Beelaha Harti Suldaan Siciid Suldaan Maxamuud Garaad Calishire ayaa Tacsi u diray Dawlada iyo Shacabka Kuweit geeridii ku timid Allah ha u naxariistee Shiikh Sabaax Al-axmad Aljaabir Alsabaax Amiirkii Dawlada Kuweit oo shalay Geeriyoodey.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*