20th April 2019  admin  Category :

Haddii ay Saldanaddii Maakhir  meesha ka baxday weli Odayaashii Ardaagii Warsangeli waa joogaan. Hoos ka daawo  Ardaaga  Odayaasha Warsangeli ee  Sanaag iyo Hayland sida ay uga  wada midaysan yihiin difaaca Gobolka, halka Suldnaakii beesha Maakhir Suldaan Siciid,   uuna ilaa hadda ka hadlin duulaanka SNM iyo beesha Isaaq ku soo qaaden Saldanadiisa  iyo Wiilasha SNM u shaqeeya ee magaalada Badhan ka dhex qaylinaya

Dhahar: nabadoon Saxardiid Cali Dhawaaq oo la hadlaya wasiirada iyo xildhibaanada Puntland oo ku sugan Dhahar Video credit: Ciise Maxamuud Talyaani

Slået op af Salah Donyale i Søndag den 17. marts 2019

 

Odayaasha gobolka Sanaag "Puntland talaabadii ku haboonayd way ka gaabisay hawsha xiisada colaadeed ee Sanaag kajirta, dadka ha u cadeeyeen hadaysan booskooda Dawladnimo kasoo baxayn",

Slået op af Radio Daljir i Tirsdag den 12. marts 2019

Saldanada Maakhir

Yaa Reer Maakhir halkaa gaarsiiyey?

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*