29th March 2024  admin  Category :

Sucuudiga Oo Sheekh Atam Ku Daray Liiska Argagixisada

Wakaalada Wararka Sucuudiga ee SPA, ayaa baahisay in Canaasiirta  ee sucuudiga hogaamiyo ay argagixiso u aqoonsanyihiin11 ruux oo uu kujiro Sheekh Maxamed Siciid (Atam) oo  horay u  ahaa gudoomiyihii hore ee Al-Shabaabka deegaanada Puntland.
Atam oo dowladda isu soo dhiibay sanadii 2014-kii, ayaa loo duuliyay dalka Qatar halkaas oo uu ka helay magangalyo Siyaasadeed.
Warka ka soo baxay Dowladdahan Lixda ah ayaa sidoo kale lagu sheegay iney laga feejignaado qataraha ka iman kara 11-ka Qof iyo Ururada ay la xiriiriyeen argagixisonimada.

Ha’yadaha

1. The International Islamic Council “Massaa'”
2. World Union of Muslim Scholars

Ahakhsiyaadka

1. Khaled Nazem Diab
2. Salem Jaber Omar Ali Sultan Fathallah Jaber
3. Moyasar Ali Musa Abdullah Jubouri
4. Mohammed Ali Saeed Atm
5. Hassan Ali Mohammed Juma Sultan
6. Mohammed Suleiman Haidar Mohammed Al-Haydar
7. Mohammed Jamal Ahmed Hishmat Abdul Hamid
8. Alsayed Mahmoud Ezzat Ibrahim Eissa
9. Yahya Alsayed Ibrahim Mohamed Moussa
10. Qadri Mohamed Fahmy Mahmoud Al-Sheikh
11. Alaa Ali Ali Mohammed Al-Samahi

http://www.arabnews.com/node/1197816/middle-east

http://english.alarabiya.net/en/News/gulf/2017/11/23/Anti-terror-quartet-adds-two-entities-11-individuals-to-terror-list.html

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*