19th April 2024  admin  Category :

STOCKHOLM Syndrome, cudurkan Soomaalidu horay uma ayna  aqoon, waxaana Soomaalida baray madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas. Intaan Cudurkan STOCKHOLM Syndrome madaxweynaha Puntland Soomaalida u sheegin wuxuu ku dhacay oo aan la ogayn  qayb ka mid ah bulshada ka soo kala jeeda Gobolada Sool iyo Sanaag.

Hadaba Cudurkani muxuu yahay? Astaamaha cudurkan lagu garto ninka qaba  waxa ka mid ah in  ninka  dhiba,   dila uu  dadka ugu jecel yahay . Waa Cudurka ay qabaan agoonta reer Maakhir oo ay aabayashood dileen SNM. Maantana dadka ay ugu jecel yihiin qofkii u sheegta Isaaq.

Qofka ugu caansan ee  qaba STOCKHOLM Syndrome, sida madaxweynaha Puntland sheegay waa Cali Khaliif

Image result for STOCKHOLM Syndrome gif

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*