19th March 2024  admin  Category :

Soomaaliya oo diiday in Midowga Afrika dhex-dhexaadiyo iyada iyo Kenya

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya ayaa sheegay in dawladda Soomaaliya aysan aqbali doonin dhex-dhexaadin ku saabsan muranka xuduudda badda ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya.

Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo waraysi siiyey idaacadda VOA ayaa hadalkan jeediyey isgaoo ka jawaabayey warqad la sheegay in Midowga Afrika ay ku muujiyeen inay doorkaas ciyaari karaan, warqaddaasi oo VOA ay ka heshay il-wareed lagu kalsoon yahay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*