Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

28th March 2024  admin  

RW Xamze oo la kulmay Farmaajo iyo Sheekh Shariif. Ra’isul wasaaraha magcaaban ayaa caawa si gooni gooni ah ula kulmay madaxdii hore ee Soomaaliyeed, Rai’sul wasaaraha magcaaban Xamze Cabdi Bare, ayaa caawa Muqdisho kula kulmay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh …

28th March 2024  admin  

9 sano kahor, Samson Mwongera waxa uu diyaariyay qabriyadii lagu kala aasi lahaa isaga iyo xaaskiisa, balse ugu dambeyn ayaa iilka la dhigay. Ninkan oo ku geeriyooday 77 sano ayaa howsha diyaarinta qabrigiisa guda galay isla markii uu howlab ka …

28th March 2024  admin  

Wafti uu hoggaaminayo guddoomiyaha gobolka Haylaan Maxamed Faarax Aadan (Canjeex) oo uu ka mid yahay guddoomiye kuxigeenka gobolka Fu’aad Maxamed Muuse ayaa safar u kuurgelid ah ku tegey qaar kamida deegaannada hoos yimaadda gobolka Haylaan ee ay kajirto abaartu. iyo …

28th March 2024  admin  

Nabadoon Mursal Maxamuud Cabdi: “Meel aan annaga iyo SNM ku heshiinay oo saxiixayaashayada laga helayo ma jirto” …