Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

21st May 2018  admin  

Ururka Iftin ee Xaruntiisu tahay Magaalada Xidda oo Bilaabay Mashruuc Loogu Magac daray ka Danqo dalkaaga oo Daryee. Lacagta laga helo dekedda Boosaaso iyo mashruuca JPLG ma soo gaaraan degaanadan Ururka Iftin ee Xaruntiisu tahay Magaalada Xidda ee deegaanada Degmada …

21st May 2018  admin  

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka Puntland Aamino Xadhigle ayaa gaadhey magaalada Yube ee gobolka Sanaag. Wasiirka ayaa MCH ka magaaladaas gaadhsiisey dawooyin iyo qalab caafimaad oo MCH ku u baahnaa . Bulshada Yube ayaa ka mahad celiyey wax qabadka …

21st May 2018  admin  

In madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo uu  feedh u duubto mid ka mid ah ilaaladiisa oo shaqadiisa Qaran ee  loo tababaray  gudanaya, si aan madaxweynaha farta looga  qaniinin, ayaa   waxay ka markhaanti tahay in Baratakool xumo ka jirto  Villa Wardhiigleey iyo in …

21st May 2018  admin  

Madaxwaynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaarihiisa Xasan Cali Khayre ayaa kumanaan dadwayne ah kula hadlay garoonka kubadda cagta Koonis ee Muqdisho. …