Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

12th November 2018  admin  

Qaabkii Wannaagsanaa ee degmeda Badhan loogu soo dhaweeyay madaweenaha Puntland Ca/welli Gaas.   Allsanaag.com…

12th November 2018  admin  

Haddii  ay reer Puntland waayeen doorasho ah hal qof iyo hal  cod, maxaa diiday in 66 Xildhibaan gacan taag ku codeeyaan. Dawladda Puntland oo labaatan jirsatay ayaa ku guul daraysatay in bulshada reer Puntland ay gaarsiiso dimoqraadiyad ah in qof …

12th November 2018  admin  

Beelaha u baahan inay ka fekeraan xildhibaanada ay u soo dirsanayaan golaha degaanka degmada Boosaso Beesha Dishiishe, oo ah beesha ugu tirada   badan beelaha  dega degmada   Boosaso , oo ay u badan tahay inuu noqdo duqa soo socda ee magaalada …

12th November 2018  admin  

Beesha Biciidyahan ee Majeerteen iyo Isaaq  yaa ku badan ama ku degaan weyn Somali galbeed? Hadalkii uu dhowaan Madaxweynaha la soo xulay Mustafe Cagjar,  uu ka hor sheegay golaha baarlamaanka Soomaalida Itoobiya ee ahaa waa ” inaan ku dayanaa dimoqraadiyadda …