Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

28th March 2024  admin  

Warbixinta Ganacsiga magaalada Bosaaso iyo xiliga xagaaga …

28th March 2024  admin  

Wasiirka Qorsheynta: Anagu deyn ma qaadano, waxaan ku jirnaa hawshii deyn cafiska Wasiirka Qorsheynta, Maal-geshiga iyo Hurumarinta Dhaqaalaha Dawladda Federalka Soomaaliya, Jamal Maxamed Xasan ayaa sheegay in fursado badan oo maalgashi ah uu ka jiro dalka, lana maalgeshan karo, ayna …

28th March 2024  admin  

Muxuu ka yiri taliyaha booliska Puntland gaddoodkii ciidamada ee Bosaso Muxuu ka yiri taliyaha booliska Puntland gaddoodkii ciidamada ee Bosaso Taliyaha ciidamada booliska Puntland Muxyadiin Axmed Muuse ayaa ka hadlay gadood ay saakay subaxnimadii hore ka sameeyeen magaalada Bosaso ciidamo …

28th March 2024  admin  

Cutubyo ka tirsan ciidanka Birmad dowladda Puntland oo ka cabanayaa mushahar la’aan, ayaa saaka mudda kooban la wareegay xarunta Bankiga dhexe ee magaalada Boosaaso, sida ay xaqiijiyeen goobjoogayaal.   Qof kamid ah shacabka magaalada, ayaa warbaahinta saxaafadda u sheegay in …