Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH
17th April 2024 admin
Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo maanta hubin iyo baaritaan ku samaysay 10 qof oo reer Puntland ah oo diyaarada Daalo ay keentay Garowe. Wasaaradda caafimaadka Puntland oo gudanaysa waajibaadkeeda ka saaran badqabka muwaadiniinta reer Puntland ee ka soo laabanaya dalka dibadiisa …
17th April 2024 admin
Wasiirka arrimaha gudaha dawladda Puntland Maxamed Cabdirixmaan Dhabancad oo ay weheliyaan xildhibaano heer federaalka ah iyo masuuliyiin katirsan Galmudug ayaa ku guulaystay in heshiis hordhac ah laga gaaro dagaal dhawaan beelo walaalo ah ku dhexmaray deegaanka Teerage ee galbeedka Gaalkacyo …
17th April 2024 admin
Karaash Iyo Dhulbantaha Taageersanow Meesha U Baahan Fatta Dhugta Aynu la Aadno Tan iyo markii uu Soo baxay khilaafka U dhexeeya madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo Ku xigeenkiisa Axmed Karaash, waxaa jira dhalinyaro iyo dad badan oo ka soo Jeeda …
17th April 2024 admin
Dawlad goboleedka Jubbaland ayaa war saxaafadeed ka soo saartay falalka sharci darrada ah ee ay dawladda federaalka Soomaaliya ka wado gobolka Gedo.Hoos ka akhriso war saxaafadeedkan oo dhammaystiran. …