Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

29th March 2024  admin  

Guriga ku dhegan Maxkamdda sare ee Gobolka Banaadir xoog ayaa looga haysytaa beelaha Soomaaliyeed ee looga xogga badan yahay Koonfurta Soomaaliya. Madaxweyne Farmaajo labo mar ayuu magcaabay Gudoomiyaha gobolka Banaadir, labaddii goorba arintan ayuu sii xoojiyey oo waxa uu magcaabay …

29th March 2024  admin  

Xildhibaano katirsan Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, ayaa kormeer ku tagay Xaafadda Guryo-same oo laga dhisayo magaalada Boosaaso iyo Isbitaalka Al-marsuuq oo ay gacanta ku heyso Shirkadda Salaam Group. …

29th March 2024  admin  

175-xubnood oo ah Safiirada iyo shaqaalaha safaaradaha dibada ka hawlgala ee Dowlada Fadaraalka Somaliya,ayaad hoos ka daalacan kartaa. …

29th March 2024  admin  

RW Khayre oo is casilay saacado kadib markii madaxweyne Farmaajo Ra’isul wasaare ku meel gaar ah u magcaabay Mahdi Maxamed Guuleed. Mahdi Guuleed ayaa isaguna bedelay Xoghayaha joogtada ahaa ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, isagoo magacaabay Xoghaye cudub oo uu …