Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

18th April 2024  admin  

Maamulka Degmadda Badhan ayaa 150 Qoys oo ka mid ah Bulshadda Degmaddaas waxaa ay u qaybiyeen haamaha Gaaska oo dhamaystiran taas oo ay Bixisay Wasaaradda Deegaanka Dawladda Puntland . …

18th April 2024  admin  

Salaad Jeele oo guulwadayntiisii loogu abaal gufay safiir Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ee safiirnimo ka Guddoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doonaa Dalka Djibouti  Danjire Salaad Cali Jeelle. Danjiraha Soomaaliya Mudane Salaad Cali Jeelle …

18th April 2024  admin  

Musharixiinta mucaaradka ah oo u badan shaqsiyaad horey xilal uga soo qabtay hoggaanka dalka, ayaa waxa u muuqatay in aan cidina soo dooraneeyn; sidaa darteed, waxeey billaabeeyn qorshe lagu kicinayo dadka iyo in la abuuro khillaaf xoogan, iyadoo meesha aysan …

18th April 2024  admin  

Murashaxiinta mucaaradka ah waxay marar badan ku soo celceliyeen in dawladda ay soo badasho guddiga doorashada oo ay dawladda soo magacaabatay, waxeey mucaaradka cabashadooda ku sheegeen in guddigaas ay ku jiraan xubno u shaqeeya dawladda. Dhinaca kalle, dawladda waxeey ku …