Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

28th March 2024  admin  

Murashaxiinta mucaaradka ah waxay marar badan ku soo celceliyeen in dawladda ay soo badasho guddiga doorashada oo ay dawladda soo magacaabatay, waxeey mucaaradka cabashadooda ku sheegeen in guddigaas ay ku jiraan xubno u shaqeeya dawladda. Dhinaca kalle, dawladda waxeey ku …

28th March 2024  admin  

Madaxda Isaaq ee Koonfurta (ALSHABAAB) iyo kuwa waqooyiga Somaliland ayaa Si Isku Mid Ah U Soodhaweeyay Warqad Ka Soo Baxday Dawlada Mareykanka. Maamulka SNM ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay waxay kaga hadashay qorshaha uu Mareykanka ugala baxayo ciidamadiisa gudaha Soomaaliya, …

28th March 2024  admin  

Waa maxay sababta ay Mucaaradka Muqdisho iyo Farmaajo uga maarmeen siyaasiyiinta Sool iyo Sanaag? Afar sano ka hor, xaaladda Soomaaliya sida ay maanta tahay waa ka duwanayd, oo arinta ugu weynayd ee waqtiga doorashada ay madaxdii markaa joogtay sida Culusow …

28th March 2024  admin  

Gudoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Gudoomiye Abdirashid Yusuf Jibril oo uu wehliyo, Gudoomiye ku xigeenka 1aad Hon. Abdiaziz Abdullahi Osman, Wasiiro, Xildhibaanno ka tirsan DFS iyo Dawladda Puntland, Isimo, Maamulka Gobolka Sanaag, kan degmada Badhan, Shacab iyo masuuliyiin kale …