Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

26th March 2024  admin  

Wasiir Jamaal iyo Wasiirka Waxbarashada oo kulmay Muqdisho Waxaa mar dhoweyd si wanaagsan noogu soo dhamaaday shirkii Gudiga Sare ee Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed oo shir gudoominayey Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare. Gudigan oo ka kooban 19 xubnood oo ay …

26th March 2024  admin  

Hoos ka daawo Xaaji Cabdi Qaac oo muuqaal ka soo duubay Jidka Barkaysan ee Ceel daahir Ceerigaabo …

26th March 2024  admin  

Urur Soomaliyeed ee ka jira dalka Canada ayaa lagu yidhi ma tihiin Madow dhamaystiran Jaamacadda California ee ugu tunka weyn aduunka, ayana hoos yimaadaan UCLA, UC Berkely, UC Irvine iyo UC Sandiago ayaa dhowaan sheegtay in Aduunku markuu abtirsado ay …

26th March 2024  admin  

Labadan arimood midna sharci ma ahayn markoodii horeba? Afartii sano ee madaxweyne Farmaajo xilka hayey wax laga sugaayey inuu dhiso Ciidan Qaran. Ciidankaas oo ah mid isku dhaf ah lagana soo xulayey dhamaan gobolada iyo degmoyinka Soomaaliya. Maanta oo maalmo …