12th December 2018  admin  Category :

Magaaca Jeegaanta markii hore waa lagu midaysnaa Si Ictiraaf loogu raadiyo.

18 May, 2015 ayeey ahayd markii lagu balansanaa in  Beelaha Isaaq samaystaan  Calan leh astaanta jeegaanta  si ay aqoonsi u helaan. Qaar ka mid ah siyaasiyiinta beesha  Isaaq ayaa ku doodayey in arintani ay  soo dedejinayso aqoonsiga. Dagaalkii beriga gobolka Togdheer ee u dhaxeeyey beelaha Habar jeclo iyo Habar yoonis ayaa arintaa wax ka bedeshay, oo maanta Jeegaantii waxa qaadatay Beelaha ku guulaystay doorashada

https://web.archive.org/web/20160320034842/http://www.allsanaag.com/index.php/43-war-soomaali-ah/7253-calanka-cusub-ee-somaliland

Jeegaanta Kooxda rainbow 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*