29th March 2024  admin  Category :

Gudoomiyaha Xiriirka kubbada cagta Soomaaliyeed xaguu ka helay awoodda intaa leg oo aan looga qaadi karin xilka

Guddoomiyaha xiriirka kubbadda Cagta Soomaaliya, Cabdiqani Saciid Carab, oo xilkan hayey muddo ku dhow tobon sano ayaa Xiriirka kubbada cagta Soomaaliyeed wuxuu ku dhigtay rug ganacsi oo uu gaar u leeyhay, lacagna ka sameeyo.

Gudoomiyahan oo ka mid ah koox aaminsan inay ku guulaysteen dagaalkii Sokeeye ee Soomaaliya, ayaa sanad walba sanadka ka danbeeya wuxuu ku tuntaa sharfta iyo karaamada Soomaaliyeed isaga ujeedadiisu tahay inuu magac Soomaaliyeed lacag ku sameeyo.

Gudoomiyahan ayaa ka awood badan mdaxda Wasaadda dhalinyarada iyo ciyaaraha Soomaaliya, awoodna uma laha inay xilka ka qaadaan ama doorasho soo hadal qaadaan. Sidoo kale wuxuu kalsooni ka haystaa Siyaasiyiinta Hawiye ee mucaaradka ku ah madaxweyne Farmaajo

Gudoomiyaha Xiriirka kubbada cagta Soomaaliyeed, siciid Carab, ayaa si boobsiis ah ku soo ururiye dhalinyaro Soomaaliyeed oo uu sheegay inay ka qayb gelayaan Ciyaaraha Carbeed ayaa sidan yidhi maanta markii ay ogaadeen inaan Qaran dan laga lahay.

“We have had a gap of two years almost official games. Football Federation of to respond, & to give us a good plan to improve football. You saw what we’ve done on the pitch & we will continue to fight for our country

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*