18th August 2018  admin  Category :

Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo Arrimo Muhiim Ah Laga Soo Saaray.

{Daawo}Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland.

Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Looga hadlay arrimaha Amniga Puntland, Dhibaatada Tahriibta iyo Xeerka Biyaha Puntland.Abdalla Guure

Slået op af Warbaahinta Dawladda Puntland PLTV i 14. juni 2018

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*