27th January 2020  admin  Category :

Shirkadda Ethiopian Airways oo Duulimaad ka bilaabaysa Bosaso

Wasaaradda Garoomada iyo duulista hawada ee dowladda Puntland ayaa maanta shaacisay waqtiga uu bilaaban doono duulimaadka ay shirkadda diyaaradaha ee Ethiopian ku tegay magaaladda Bosaso ee xarunta gobolka Bari.

Agaasimaha Guud ee wasaaradda Cismaan Cali Yuusuf (Xoosh) ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa facebooga wuxuu sheegay in diyaaradaha Ethiopia Ariline ayaa 3 jeer ka dagi doonto garoonka Bosaso toddobaadkii

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*