24th March 2019  admin  Category :

Beesha Ogaadeen horumar ayeey  la doonayaan Isaaq, SNMna Xulafaysi lid ku  ah beesha Absame ayeey ka wadaan geeska Afrika. 1991 siday Hawiye ugu kiciyeen Qaxooti deganaa degmada  Jalalaqasi iyo Hiiraan oo markii danbe la xasuuqay reer Somali galbeed ,  ayeey maanta doonayaan in  Ciise iyo Oramo   ku kiciyaan oo khal khal siyaasadeed iyo mid  amni xumo ka bilaabaan Somali galbeed.

MW Mustafe oo Si adag uga hadlay Afkaarta Cusub ee addis Ababa Lagu Samaynayo Dadkaasna 90% Dad Deeganka udhashay Maaha Marka Madax waynuhu Wuxuu ilaaway ama uuna ogaynba in Dad xukuumadiisa Ka tirsan iyo Kuwo Federalaba ay Maal galinayaan, Gorgortan Dhaqaale Jiro.

Slået op af Abdikadir Jig Jiga i Lørdag den 2. marts 2019

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*