26th March 2024  admin  Category :

Magaalada Muqdisho waxaa ku shiray Guddiga Farsamada ee loo saaray shirka Dhuusamareeb 3, hasa ahaatee shirkan waxaa ka maqnaa xubnaha ka socday Jubbaland iyo Puntland oo khilaaf tirsanaya.

Hadaba suuragal ma tahay, iyadoo sidaa loo kala qeybsan yahay in waqtigiisa lagu qabto shirka Dhuusamareeb lagu balamay waxaanu weydiinay Falanqeeyo siyaasadeed Danjire Maxamed Nuur Caalin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*