29th March 2024  admin  Category :

Wasaaradda Arimaha dibadda Sacuudiga,oo dhowaan mid ka mid ah  Safaaradahooda lagu  dhex dilay Weriye caan ah, hilibkiisiina ay Diblomaasiyiinta sacuudigu googooyeen , ayaa hadda dawladda Soomaaliyeed  u direen dalka Sacuudiga Lix diblomaasi  oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga,  si ay  halkaa uga qeybgalaan tababar la xiriira qaanuunka diblomaasiyadda iyo qunsuliyadda oo socon doona muddo hal todobaad ah oo uu bixinayo Machadka Amiir Sacuud Al-feysal ee Daraasaadka Diblomaasiyadda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*